Sh Adam C/wahaab oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Afrika
September 2, 2015 - Written by EditorAllaha u naxariisto waxaa maanta gelinkii danbe lagu dilay Koonfur afrika gaar ahaan East London Sheekh Adam C/wahaab oo ahaa wadaad ganacsade ah masuulna ka ahaa dacwada East London , Sheekh Adam C/wahaab waxaa uu ka mid ahaa Golaha Shuurada Al-bayaan. Sheekh Adam C/wahaab ayaa waxaa la dilay isagoo ka soo baxaya dukaankiisa, allow u naxariiso oo Sabar iyo Iimaana naga wada siiyo dhamaanteen, gaar ahaan Ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday.
AAMIIN