Tv-Al-Jazeera oo warbixin ka diyaariyey dagaalka ciidanka Puntland ay kula jiraan Al-shabaab.[Daawo]

September 22, 2015 - Written by Editor

galgala (2)Nairobi:-Tv-ga Al-jazeera ayaa waxaa uu warbixin ka diyaariyey dagaalka ay ciidanka daraawiishta Puntland iyo Al-shabaab u dhexeeya dagaalkaas oo dhowr jeer ka dhacay Buuraha Golis gaar ahaan deegaanada ku xeeran Galgala. Wariyaha oo booqday deegaanka Galgala ayaa waxaa uu ku soo arkay fariisamaha ay ciidanka daraawiishtu ka samaysteen deeganka iyo dadkii shacabka ahaa ee ka qarax dagaalada ka dhacay Galgala oo dib ugu soo laabanaya deegaanadoodii.

Hoos ka Daawo warbixinta Tv-ga Al-jazeera ay ka diyaarisay deegaanka Galgala

Cabdi Yare
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online