Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay oo Qarax lagu weeraray

September 21, 2015 - Written by Editor

KeyMuqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqisho ayaa sheegaya in qarax lagu weeraray gaari uu la socday wakiilka QM ee Soomaaliya Nicholas Kay xili qorshuhu ahaa in shir jaraa’id ay si wada jir ah u qabtaan madaxdii ka qayb gashay shirka wada tashiga ee Muqdisho. wararka soo baxaya ayaa sheegay in labo qof oo Soomaali ah ay dhinteen dhowr kalena ay dhaawacmeen , Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay caawa albaabka dambe ee madaxtooyada Soomaaliya ee dhinaca SYL.

Qarax aad u xoogganaa ayaa waxaa uu dhacay xilli xarunta Madaxtooyadda ay ka soo qul qulayeen Wariyayaal iyo wafuuddii shirka ka qeyb gashay.

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco Halgan.net
A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online