Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Qardho oo la dhaariyay.[Masawiro]

September 22, 2015 - Written by Editor

DSC088031Qardho:-Waxaa maanta magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar lagu dhaariyay ilaa 29 Xildhibaan oo ka mid noqon doona golaha deegaanka ee degmada Qardho Xubnahaan oo maalmihi danbe xulitaan kooda lagu mashquulsanaa. Gudiga doorashada golaha deegaanka ee degmada Qardho ayaa maanta si rasmi ah u shaaci yey magacyada xubnaha cusub ee golaha deegaanka oo xilkaan hayn doona 5 sano ee soo socota.

Maalinta bari ah ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Qardho ay doortaan gudoomiyaha degmada Qardho oo ay u taagan yihiin labo musharax oo kala ah Faarax C/llaahi Cumar Gardan iyo Cabdi Siciid Dheere.

Hoos ka akhri xubnaha golaha deegaanka ee degmada Qardho ee Gobolka Karkaar

no images were found


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online