Afhayeenka Gudiga Nabadaynta colaadii Carmo Sh. Axmed Yuusuf Daad oo u waramaya BBC-da.[Dhagayso]
June 25, 2016 - Written by EditorCarmo:-Sh. Axmed Yuusuf Daad oo ka tirsan Culimada Puntland ahna Afhayeenka gudiga Nabadaynta ka dhex waday Ciidanka dowladda Puntland iyo ciidamo beeleed la socda Gudoomiyihii hoe ee Gobolka Bari Cabdisamad Gallan oo waraysiiyey Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in Nabadayntu meel fiican marayso laguna guulaystay in wax walba lagu dhameeyo is afgarad arrintaass oo ay ka shaqeeyeen culimo’udin, Issimo iyo Nabadoonada Gobolka Bari.
Afhayeenka Gudiga Nabadaynta shaqaaaqadii ka dhacday duleedka degmada Carmo Sh Axmed Yusuf Daad ayaa sheegay in gogol nabadeed loo balamay si dhaqso ahna la iskugu imaan doono labada dhinac qolo walbana ay tabashadeeda ay soo bandhigi doonto.
Hoos ka Dhagayso Afhayeenka Gudiga Nabadaynta colaadii Carmo Shiikh Axmed Yuusuf Daad
[audio: http://radiohalgan.net/media/audio/Mp3/Shiikh-Ahmed-Daad-.mp3]M_M_Deeq
Halgan.net