How to Unite The Ummah? | Sh. Dr. Ali Mohammed Salah (Daawo)
(June 28, 2016)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro ku baxaysa luqada english-ka waxaana soo jeediyey Sh. Dr Cali Maxamed Saalax wuxuuna muxaadarada ka jeediyey mu'tamarka scandinavian peace confererce. Muxaaad

(June 28, 2016)
Laascaanood:-Tartanka quraanka kariimka ah ee bisha ramadaan oo ka socday magaalada laascaanood ee xarunta G/sool ayaa lagu soo gababeeyey xaflad balaadhan oo lagu qabtay masjid jaamaca weyn ee magaal

(June 28, 2016)
Garoowe:-Waxaa maantay kadhacday Masjidka Alhuda Xaflad balaaran oo lagu sooxirayay Tartana Qur’aanka Heer puntland Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loo soo Agaasiay waxaa kasoo qay galay Ma

(June 28, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo dhowaan ku

(June 28, 2016)
Laascaanood:-Gudoomiyaha gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa wareysi uu siiyay Laantan Af-Soomaaliga ee VOA-da kaga hadlay bandow ay saareen guud ahaan magaalada Laascaanood. Bandowgan oo soc
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|