Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(June 4, 2016)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay 7 Shay oo laga r
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Gaaray magaalada Abu-dhabi (Masawiro)
(June 4, 2016)
Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa galabta gaadhay magaalada Abu-dhabi ee caasimada wadamada isutaga imaaraadka carabta, kadib mar
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loo qabtay arday ka qalin jebisay Machadka Ibnu Taymiya (Masawiro)
(June 4, 2016)
Carmo:-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamusayo arday ka qalin jebisay Machadka Ibnu Taymiya ee Degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa lagu qabtay isla xarunta Machadka, xafladdaan oo ay
Heshiis Dhexmaray dowlada federaalka Soomaaliya iyo dowlada Turkiga (Akhriso)
(June 4, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka qeybgaley munaasabad ka dhacde