Duruus Ramadaaniya qeybtii 1-2 Sh Maxamuud Maxamed Xalike (Daawo)
June 12, 2016 - Written by EditorLaascaanood:-Sh Maxamuud Maxamed Xalike oo ka mida Culimada waawayn ee gobolka Sool , ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool Muxaadaradan oo ku saabsanyd soo dhawaynat bisha Ramadaan , iyo u diyaargaroobida bishan barakaysan .
Muxaadaradan oo ah sil silan loogu magca daray Goloyaasha Ramadaanta ayaa Shiikh Maxamuud jeediyey wuxuuna ku dheeraaday waxyaabaha laga doonayo qofka muslim ka ah ,si uu u Soonkii Alle sw uu ugu yaboohay cidii Soonta ay heli doonto abaalmarinti Alle uu dhigay daartii Akhiro .
Hoos ka Dhageyso qeybtii Labaad Ee Golayaasha Ramadaanka Sh Maxamuud Maxamed Xalike
Halkan ka Daawo Qeybtii koowaad Golayaasha Ramadaanka Sh Maxamuud Maxamed Xalike
Mawliidd Isma Haradigeed
Halgan.net