Mu’asassada Minhaaj faraca gobolka Bari oo deeq raashin ah u qaybisay qoysas danyar ah.[Masawiro]

June 17, 2016 - Written by Editor

3cc73219-d1fb-4da2-88f7-286bca87abb7Boosaaso:-Maalinimadii shalay Taariikhduna ku beegnayd 15/06/2016 ayaa Mu’asassada Minhaaj Deeq raashin ah ugu qaybisay gudaha magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari. Qoysaskaan Danyarta ah oo dhammantood laga soo xulay qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalada Boosaso ayaa Tiradoodu dhamayd ilaa 35 Qoys oo Danyar ah.

Raashinka La Gudoonsiiyey Qoysaska ayaa kala ahaa Saddex haaf oo kala Duwan ‘ Kartoon Baasto ah ‘ Caagad Saliid ah iyo Timir afar Baakadood ah.

Raashinka ay Mu’asasdu Gudoonsiisay Qoysaska Danyarta ah waxaa uu hordhac u ahaa Mashuuc ay Mu’asasadu Bilowday Horaantii Bisha Barakaysan ee Ramadaan ka Mashruucaas oo loogu magacdaray “AFURI QOYS DANYAR AH ADOO AJAR ALLAH KA RAJAYNAYA”.

Afuri Qoys Danyar ah Waxaa looga Gol lahaa in Lagu farax geliyo Qoysaska Danyarta ah ee ku Sugan Gudaha Magaalada Boosaaso madaama aan ku Jirno Bishii Barakaysnayd ee Ramadaanka.

Mu’asasda Minhaaj Qayta Bari oo Barnaamijkaan Udub Dhexaad u ahayd iskuna xiraysay Muslimiinta maalkooda wax kala baxaya iyo dadka Dan yarta ah ee Loogu Tala galay in la gaarsiiyo Deeqdan Waxaa ay ALLLAH Uga Baryeysaa Dhamman Walaalihii Soomaamana ee Lacagtas Raashinka Dadka Danyarta ah loogu gaday La baxay Ajar iyo Dambi Dhaaf inuu Allah Uga Dhigo  Jannatul Firdowsna Ku Abaal Mariyo.

no images were found

 

 Mu’asada minhaaj

Boosaaso, Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
June 2016
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online