Qodobbo Muhiim ah oo looga hadlay shirkii golaha wasiirrada Puntland
June 23, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madax weyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng.Cabdixakim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta waxaa looga hadlay arrimaha amaanka, heerka Xirfadlayaasha Caafimaadka iyo xuska maalmaha xoriyadda Soomaaliya.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka ka soo Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net