Shirkii madasha wadashiga madaxda Soomaalida uga socday Muqdisho oo la soo gabagabeeyay
June 3, 2016 - Written by EditorMuqdisho:-Shirkii Madasha wadatashiga Qaranka ee Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul Gobolleedyada uga socday maalmihii la soo dhaafay magaaladda Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa la soo afmeeray waxaan laga soo saaray 14 qodob.
Hoos ka akhriso warmurtiyeed ka kooban 14 qodob oo laga soo saaray Shirkii Madasha wadatashiga madaxda Soomaalida no images were found
A/cawaale
Halgan.net