Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka digay xil ka qaadista Madaxweynaha Gal-Mudug
(January 10, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh.Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Gal-Mudug oo horu

(January 10, 2017)
Qandala:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maalinimadii shalay 09 January 2017 safar bada ah ku tegey degmada qandala ee gobolka Bari iyago

(January 10, 2017)
Muqdisho:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdkarin Xassan Guuleed ayaa lagu sheegay in xaalad deg deg ah lagu soo rogay deegaanada Gal-Mudug ka dib markii saaka ay Xildhibaanad Madaxweynaha Gal-Mudug oo sharci daro ku tilmaamay xil ka qaadis ay ku sameeyeen Baarlamaanka Gal-Mudug.[Dhagayso]
(January 10, 2017)
Muqdisho:-Dowlad Goboleedka Gal-Mudug waa Dowlad Goboleed hay’ada heeda dowligaa ay ku dhisan yihiin sharci iyo dastuur ay samey steen dad weynaha ree Gal-Mudug. Maamulka Gal-Mudug wuxuu u taagan ya

(January 10, 2017)
Muqdisho:-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Gal-Mudug Xareed Cali Xareed ayaa saxaafadda u sheegay in Xildhibaanada maamulka Gal-Mudug ay xil ka qaadis ku sameeyee ka dib markii mooshin la
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|