Cuntooyinka iyo Waxyaalaha xaaraanta ah ee ku Jira Dr.Maxamud A Maxamoud
January 16, 2017 - Written by EditorLondon:-Sheekh Dr Maxamud A Maxamoud Hoori ayaa waxaa uu muxaadaro ka jeediyey Masjidka Risaala ee magaalada London waxaan uu Sheekhu uga hadlay Cuntooyinka iyo Waxyaalaha xaaraanta ah ee ku Jira , Darsiga Sheekha ayaa ahaa mid aad loogu baahnaa gaar ahaan dadka Soomaalyeed ee ku nool qurabaha gaar ahaan dalalka reer Galbeedka.
Hoos ka Daawo Cuntooyinka iyo Waxyaalaha xaaraanta ah ee ku Jira Dr Maxamud A Maxamoud
Halgan.net