Hay’ada Haro Xafiiskeeda Soomaaliya oo biyo Dhaamis Ka Samaysay Deegaano Badan (Masawiro)
January 1, 2017 - Written by EditorHay’ada Hore ayaa deeq biyo qaybin ah kasamaysay deegaano badan oo ka mid ah deegaanada Sool Puntland deeqdaan oo kamid ah deeqaha ay ay hay’adu kafuliso Meela badan oo kamid ah gayiga somalidu degto waxaana hay’ada haro lagu xasuustaa gacan tii weynayd ee ay ka gaysatay abaarihii kadhacay puntland iyo waliba Duufaantii Hayaan .
Sidoo kale Hay’ada haro oo fadhigeedu yahay Maraykanka waxay deeqdaan biyo dhaamista ay ay ugu tala gashay deegaano badan oo kamid ah 9gobol ee puntland Sh Yasiin Cabdullahi Oo Ah wakiilka hay’ada haro ayaa u mahad celiyay dhamaan dadweynihii reer maraykan ee somalida kuwaas oo labaxay deeqdaan walaalahood baa hiyaysanna garab istaagay waqti ay u baahnaayeen.
no images were found
Sh Yaasiin waxaa kaloo uu baaq udiray guud ahaa n Somalida in ay soo caawiyaan walaalahood abaarta iyo wax la’aantu iskugu darsatay wuxuuna balan qaaday Hay’ada Hore in ay gayn doonaan Meeshii loogu talagalay Isla markaana Gaar siin doonaan Cidda Mudan
Nuur Jaamac Aadan
Garowe