Kufsiga waxay ay ka qabto Shareecda Islaamka Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
January 18, 2017 - Written by EditorNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro muhiima oo ka hadlaysa wax ay ka qabto Shareecada Islaamka Kufsiga oo ku soo badanaya Soomaaliya baryahaan waxaana muxaadarada jeedinaya Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah .
Muxaadarada Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa ku soo aadeysa xili arin xanuun badan oo ka dhacday Degmada Goldogob ka dib markii Mujrimiin ay kufsadeen gabar yar Soomaali ah waxaan Eeba Mahadiis in la hayo 5 ka mid ah dhlinyarada falkan foosha xun ku kacay kuwaas oo sugaya in la mariyo Shareecda Islaamka.
Kufsiga waxay ay ka qabto Shareecda Islaamka Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
Salaf Media
Halgan.net