Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug oo xaalad deg deg ku soo rogay Gal-Mudug
January 10, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Gal-Mudug Cabdkarin Xassan Guuleed ayaa lagu sheegay in xaalad deg deg ah lagu soo rogay deegaanada Gal-Mudug ka dib markii saaka ay Xildhibaanada Gal-Mudug kulan ay yeesheen ay xilka ka qaadeen. Xaalada deg-dega ah ee uu soo rogay Madaxweynaha Gal-Mudug ayaa waxaa uu socon doona muddo dhan 90 maalmood ah oo laga bilaabao 9ka bisha Janaayo 2017. dhinac kale Ciidamada amniga ee Gal-Mudug ayaa lagu amray in ay sugaan amaanka guud
Hoos ka aqriso Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed. no images were found
A/cawaale
Halgan.net