Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay gudoomiyaha Baarlamaanka
January 11, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa ku guuleystey guddoomiyaha baarlamaanka Waxaana uu helay 140 cod.waxaa xusid mudan in buuq iyo sawaxan ay sameeyeen wareegii 1aad baarlamaanka gudahiisa iyada gudoonka uu xakameyn waayey.
Wareegii Labaad iyagaa waxaa ku guulaysay gudoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Sh Cismaan Jawaari wuxuuna helay 141 cod,halka Xildhibaan C/shiid Xiddig uu helay 97 cod.
Dhanka kale Cabdifatax Geesey ayaa isana helay 17 cod halka Idiris Dhakhtar uu helay 2 cod labo codna ay xumaadeen.
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa si rasmi ah u shaaciyey in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu ku guuleystay Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ahaa gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka DFS.
A/Cawale
Halgan.net