Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada dawladda Puntland

February 25, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ka soo saaray degreeto xeer Madaxweyne Lr.18 ee February 24 -02-2017 kuna saabsan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dawladda Puntland.

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa, iyo waayo aragnimadiisa shaqo.

Markuu tixgeliyey : Muhiimada ay leedahay magcaabistiisa Agaasimaha guud ee madaxtooyada.

Wuxuu xeeriyey:-

1. Waxaa Cabdinaasir Biixi Soofe loo magcaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada.

2. Xeerkan wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay madaxweynuhu maanta oo ay taariikhdu tahay 24 February 2017

Hoos ka eeg degreetada uu Madaxweyne Gaas ku magacaabay Agaasimaha cusub ee Madaxtooyadda Puntland


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online