Madaxweynaha Puntland oo Tacsi U diray Ehelada uu ka geeriyooday Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa)

February 12, 2017 - Written by Editor

Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu tacsi u diray Ehelada iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax (Xirsi Gaataa) wuxuuna sidoo kale tacsi u diray Shacabka Puntland iyo umada Soomaaliyeed .

Madaxweynaha Puntland ayaa shalay dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ka dib doorashadii Madaxweynaha JFS oo uu ku guuleystay Maxamed C/laahi Farmaajo.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2017
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online