Afhayeenkii Hore ee Maamulkii Ximan iyo Xeeb oo Muqdisho Lagu dilay
(February 18, 2017)
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Afhayeenkii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Cumar Hagafeey goordhaw lagu dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Isbitaalka Digfe
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(February 17, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana uu khudbadiisa uga hadlay Khalqiga way ku
Ciidanka DFS oo la wareegay Degaanka Daar-Macalin oo 30-KM u jira Bardheere
(February 17, 2017)
Gedo:-Ciidanka DFS ayaa Dagaal kula wareegay Degaanka Daar-macalin oo 30-KM u jira Degmada Bardheere sida uu warbaahinta u sheegay Gaashaanle Dhexe Maxamed Cadow Cali (Sanka) oo ka tirsan saraakiisha
Al-Shabaab oo Hoobiyaal Ku Laayey Dad Rayid ah oo ku sugan Degmada Warta-nabadda
(February 16, 2017)
Muqdsho:-Tiro Hoobiyaal ah oo ay kooxda Al-Shabaab ay ku rideen xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa ay ku dhaceen guri ku yaal Degmada Warta-nabadda waxaana ku dhintay  2 Caruur ah ha
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo gaaray magaalada Laascaanood (Masawiro+ Video)
(February 16, 2017)
Laascaanood:-Waxaa maanta gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Kahliif Galeyr waxaana uu ka yimid dalka Jabuuti halkaasi oo uu kaga qeyb galay shirk
Madaxweyne cusub ee JFS oo si rasmi ah ula wareegay Xafiiska madaxtooyada Villa Soomaaliya.[Masawiro]
(February 16, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa saaka si rasmi ah ula wareegay xafiiska madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaan ku wareejiyey Madaxweynihii ho
Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo dib ugu soo laabtay Boosaaso
(February 15, 2017)
Boosaaso:-Wasiirka amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaan halkaas ku soo dhaweeyey saraakiisha laamaha amniga iyo masuuliin
Khatarta Ku Xadgudubka bidcaynta Sheekh Dr. Feysal Maxamed Cali (Daawo)
(February 14, 2017)
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiimo badan oo uu Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali ka jeediyey magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Abu Bakar Sadiiq waxaana Sheekhu uu muxaadardiisa cinwaan uga d
Madaxweynihii hore ee Puntand Gen. Cadde Muuse oo lagu aasay Boosaaso.[Masawiro]
(February 14, 2017)
Boosaaso:Allaha u naxaristee Maydka Madaxweynihii hore ee dowladda Puntand  Gen. Maxamuud Muuse Xirsi Boqor  ayaa saaka laga soo dejiyey Garoonka diyaradaha ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lagu caleemo saari doono 22-ka Bishan magaalada Muqdisho
(February 14, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cumar Carte, ayaa shalay magacaabay guddi ka kooban sideed xubnood oo loo xil saaray qaban qaabada xafladda caleemo-

« Previous PageNext Page »