Maamulka Puntland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Gal-Mudug
(May 3, 2017)
Garoowe:-Madaxtooyada Puntland ayaa u Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ka dib doorasho ka dhacaday magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/xeefow.jpg)
(May 3, 2017)
Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa maanta madaxweynaha maamulkaasi u doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf, oo ah ganacsade xildhibaan ka soo noqday baarlamaanadii hore ee Som
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/18280956_1382222225167593_398021294_n.jpg)
(May 3, 2017)
Cadaado:-Waxaa dhawaan ka bilaabtay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Cadaado ee maamulka Gal- Mudug Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ay u tartami doonaan ilaa 3 musharax. Xildhibaanada G Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo u dhoofay dalka Itoobiya
(May 3, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka duulay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyagoo ku sii je Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab ah oo Isu Dhiibay maamulka Jubaland.[Dhagayso]
(May 3, 2017)
Kismaayo:-Wasiirka Amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa sheegay in maanta uu maamul kooda isu soo dhiibtay sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab. Wasiirka ayaa sheegay in illaa 11 xubno
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|