Maamulka Puntland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Gal-Mudug
May 3, 2017 - Written by Editor
Garoowe:-Madaxtooyada Puntland ayaa u Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ka dib doorasho ka dhacaday magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmudug.
Maamulka Puntland ayaa Hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Galmudug waxayna u rajeeyeen guul [nggallery id=2144]
M_M Deeq
Halgan.net

.gif)

