![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/F9406E77-D543-430D-AF87-233D1CA650CE_cx0_cy7_cw0_w1023_r1_s.jpg)
(May 5, 2017)
Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in askari American ah lagu dilay howl-gal ka dhan ah Al-Shabaab oo xalay ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose oo 40 K
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/war1.jpg)
(May 5, 2017)
Wasiirka Warfaafinta Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey diyaar garowga shirka London oo 11ka May ka dhacaya dalkaas UK, gaar ahaan Lancaster House ee caasimada London. Wa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/88BCDA52-A13A-497E-9185-84E8B9952378_w1023_r1_s.jpg)
(May 5, 2017)
Boosaaso:-Magaalada Boosaaso waxaa maanta ku soo xidhay saxiimado sida ciidamada Shiinaha waxayna ku wareejiyen mas’uuuliyiinta Puntland saddex nin oo budhcad badeed ah oo lagu qabtay hawlgal dhicis
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/IMG_1804.jpg)
(May 4, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 may 2017 ku qaabilay magaalada Gaalkacayo wefti uu hogaaminayo kuxigeenka safiirka dalka Turkiga u qaabilsan arrimaha Soom Maamulka Puntland oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Gal-Mudug
(May 3, 2017)
Garoowe:-Madaxtooyada Puntland ayaa u Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ka dib doorasho ka dhacaday magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Galmu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/xeefow.jpg)
(May 3, 2017)
Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa maanta madaxweynaha maamulkaasi u doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf, oo ah ganacsade xildhibaan ka soo noqday baarlamaanadii hore ee Som
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/18280956_1382222225167593_398021294_n.jpg)
(May 3, 2017)
Cadaado:-Waxaa dhawaan ka bilaabtay Xarunta Madaxtooyada Magaalada Cadaado ee maamulka Gal- Mudug Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ay u tartami doonaan ilaa 3 musharax. Xildhibaanada G Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo u dhoofay dalka Itoobiya
(May 3, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw ka duulay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho iyagoo ku sii je Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab ah oo Isu Dhiibay maamulka Jubaland.[Dhagayso]
(May 3, 2017)
Kismaayo:-Wasiirka Amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa sheegay in maanta uu maamul kooda isu soo dhiibtay sarkaal ka tirsan ururka Al-Shabaab. Wasiirka ayaa sheegay in illaa 11 xubno
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/05/18254214_1092602170883635_1466781704_n.jpg)
(May 2, 2017)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Tababar Wasiirada Dowladda Hirshabeele ay ka qeyb galayaan kaasi oo diirada lagu saara
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|