Dowlada Norwey ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliga ah gaar ah midka Diblomaasiga ah
June 18, 2017 - Written by Editor![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/18698190_1184305928363956_6993664170132385058_n-225x300.jpg)
Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya G/sare Maxamed Adam Koofi ayaa muddooyinki u damebyay waxa uu safari ku tagay qaar ka mid ah dalalka reer yurub oo uu kala hadlayay sidii ay u aqoosan lahayeen basaboorka Soomaliga ah.
Sidoo kale Agaasimaha Guud ayaa madaxda dowlada iyo dhamaan soomalida heysta Basaboorada Shisheeye ka codsatay in ay ku safraan basaboorka Soomaliga marka ay ku baxayaan magaca soomaliya ayna ka qeybgalayaan Shirarka Caalamka.
Halgan.net