Dowladda Federalka Soomaaliya oo cadaysay Mowqifkeeda ku aadan Khilaafka Carabta iyo Qadar.
June 7, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxaa ay cadaysay mowqifkeeda ku aadan Khilaafka u dhexeeya dowladdaha carabta waxaan dowladda Soomaaliya ay cadaysay in ay muhiim tahay in khilaafk jira lagu dhameeyo wada hadal iyo is faham iyadoo la kaashanayo Ururka Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka”.
Hoos ka eeg warsaxaafeedka ay soo sareen dowladda Federaalka Soomaaliya no images were found
A/cawaale
Halgan.net