Golaha wasiirada Puntland oo War-murtiyeed ka soo saaray Dagaalkii ka dhacay Tuulada Af-urur ee degaanka Galgala
June 8, 2017 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Gollaha Wasiiradda Puntland ee khamiislaha ahaa ayaa maanta waxaa looga hadlay hadlay dagaalkii saaka ah ku dhexmaray Ciidamadda Dowladda Puntland iyo ururka Al-shabaab kana dhacay tuulada Af-urur ee degaanka Galgala ee gobolka bari geystayna khasaaro weyn.War-murtiyeed ka soo baxay shirka ayaa dowladu ku sheegtay in ciidamada Puntland ay iska caabiyeen weerarkaas, hase yeeshee Al-shabaab ay magaaladda ku dileen odoyaal madax-dhaqameedyo ah, Dumar iyo Caruur, taasi oo muujinaysa ayay yiraahdeen arxandarada kooxdaasi, waa sida ay hadalka u dhigeene.
Hoos ka eeg Warsaxaafadeedka ay ka soo saareen Puntland dagaalkii ka dhacay deegnak Af-urur no images were found no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net