Heshiis ay magaalada Gaalkacyo ku wada gaareen masuuliyiinta Gobolka Mudug ee Gal-Mudug iyo Puntland
June 21, 2017 - Written by EditorGaalkacyo:-Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa ay ku wada gaareen Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Heshiis is Afgarad ah oo ka kooban dhowr qodob,waxaana Heshiiska ugu muhiimsan in la iska kaashado Ammaanka Gobolka Mudug oo laga hortago cid walba oo nabadgelyo xumo ama amni daro ka wada Gobolka Mudug.
Hoos ka eeg Heshiiska ay Gaalkacyo ku wada gaareen masuuliyiinta Gobolka Mudug ee Gal-Mudug iyo Puntland no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net