Heshiis ay magaalada Gaalkacyo ku wada gaareen masuuliyiinta Gobolka Mudug ee Gal-Mudug iyo Puntland
(June 21, 2017)
Gaalkacyo:-Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa ay ku wada gaareen Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Heshiis is Afgarad ah oo ka kooban dhowr qodob,waxaana Heshiiska ugu muhiimsan
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shaacisey in Madaxii Sirdoonka Al-Shabaab ee G/Benaadir la soo qabtay
(June 19, 2017)
Muqdisho:- Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Baaraka in lagu soo qabtay Madaxii Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C/wahaab
Madaxweynaha Puntland oo Lacag Ku Wareejiyey Labada Guddi ee Dhismaha Airport ka Garoowe iyo Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo.[Masawiro]
(June 19, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 June 2017 ku wareejiyey Saddex Milyan Iyo Shan Boqol oo Kun oo Dollar labada Guddi ee mashaariicda   Airport  ka Garoo
Wasiir Xoosh oo xafiiskiisa shir kula yeeshay Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka
(June 19, 2017)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim, wax
Madaxweynaha Puntland oo Ka Gayb Galay Gunaanudka Tartanka Quraanka Kariim Ka ah ee Heer Puntland.[Masawiro]
(June 18, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18 June 2017 ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim ah ee heer Puntland oo lagu soo xidhay Masjidu Huda e
Dowlada Norwey ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliga ah gaar ah midka Diblomaasiga ah
(June 18, 2017)
Norwey:-Dowlada Norwey ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaliga ah gaar ah midka Diblomaasiga ah oo ay qaataan Madaxda Dowlada iiyo Siyaasiyiinta. Dabayaaqada Sanadkan ayaa waxa
Boqortooada Saldanada Cumaan ayaa deeq raashin ah soo gaarsiisay dadka tabaalaysan ee ku nool magaalda Garoowe.[Masawiro]
(June 18, 2017)
Garoowe:-Deeqdaan oo iskugu jirtay Raashinka Noocyadiis kaladuwan Sida Bur/Bariis/Sonkor/Saliid/Timir Iyo Caano Ayaa Imaanaysa Xili dadkaan lagaarsiiyay Ay baahi Weyn U qabeen. Ma ahan Markii ugu hora
Ra’iisul wasaaraha oo xalay kormeer ku tagey qeybo kamid ah degmooyinka Muqdisho[Masawiro]
(June 18, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda ayaa xalay kormeer ay u kuurgalayeen qaabka ay xil
Wafdi wasiiro iyo Saraakiil Puntland ka tirsan oo tegay deegaanka Af-urur iyo Galgala[ Daawo Video]
(June 17, 2017)
Boosaaso:-Wafdi ka socda dawladda Puntland oo ka kooban ilaa 9 wasiir iyo Taliyaha ciidamada Difaaca Puntland Gen. Siciid Dheere ayaa maalmihii ugu dambeysay ku sugnaa magaalada Galgala oo Saldhig cii
Tartanka Qur’aanka ee Gobollada Puntland oo ka furmay Magaalada Garowe .[Masawiro]
(June 17, 2017)
Garoowe:-Tartankaa oo galay sanadkii lixaad Ee heer puntland ah islamarkaana ay kaqayb galayaan dhamaan Dagmooyinka Puntland waxaa sanadkaan kaqayb galaya 16 Degmado Ardaydaan oo ah kuwii ka soo baxay

« Previous PageNext Page »