![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/18-60x55.png)
(June 17, 2017)
Hargeysa:-Waxaa maanta heshiis ka kooban shn qodob ku wada gaaray magaalada Hargeysa Madaxda maamulka Khaatumo iyo S/land ka dib wada hadalo gooni gooni ah oo ka kala dhacay Itoobiya , Jabuuti iyo H
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/DSC03003.jpg)
(June 16, 2017)
Garoowe:-Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdigiisa ee ku sugan magaalada Garoowe ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dawlad Gobolee
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/IMG_8009.jpg)
(June 16, 2017)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Dawaladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa khubad muhiima ka jeediyey malinimadii shalay Kal-fadhiga 39aad ee Baarlamaanka Puntland Nuxurka khubada Guddom
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/kheyre-300x225.jpg)
(June 15, 2017)
Muqdisho, 15 June 2017…..Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ku baaqay in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan ay si
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/IMG_7754.jpg)
(June 15, 2017)
Garoowe:-Furitaanka Kalfadhigani ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Baarlaanka Puntland Mudane. Axmed Cali Xaashi iyo kuxigeenkiisa koowaad, Masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, s
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/unnamed-4-8.jpg)
(June 14, 2017)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi oo ka dhacay Xarunta Cilmibaarista ee Nabadda iyo Horumarinta Puntland u qabatay qaybaha kala duwan ee b
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/IMG_4449-2.jpg)
(June 14, 2017)
Muqdisho, 14 June 2017 –Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta xafiiskiisa kula kulmey Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada Soomaaliya Ciise We Wasiirka Amniga DFS oo amray masuuliyiinta DFS in ay ka diiwaan galiyaan ilaalada & hubkood xarunta CID-da
(June 14, 2017)
Muqdisho:-Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu amray dhamaan madaxda dowladda ee ku sugan magaalada Muqdisho in mudo dhan 2 usbuuc gudahooda ay ku d
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/7070F99A-5CF9-4FFE-9D4F-FCB5550853ED_w1023_r1_s.jpg)
(June 14, 2017)
Muqdisho:-Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 50 maleeshiyada Al-Shabaab ah ay isku soo dhiibeen tan iyo intii uu madaxweynaha Soomaaliya ku dhowaaqay cafiska loo fidiyey xubnaha kooxdaas. W
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/vlcsnap-2017-06-11-19h58m21s519.png)
(June 13, 2017)
Garoowe:-Tababarkaan oo ah mid sanad walaba Mu’asasada Alminhaaj ee Dacwada Iyo Horumarinta Arimaha Bulshada Xafiiskeeda Gobolka Nugaal waqtiada Fasaxa ardayda uga faa iidayo Aqoon korarsi Muhiim ah
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|