Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe Ku Soo dhoweeyey Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka DFS.[Masawiro]
(June 13, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 June 2017 qasriga madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya Cabdi
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/IMG_7686.jpg)
(June 13, 2017)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda dawlad goboleedka Punt Caasha C/Casiis Cali Yusuf Keenadiid oo ku geeriyootay galabta magaalada London
(June 11, 2017)
London:-Waxaa galabta ku geeriyootay magaalada London, Allaha u naxariistee Walaal Caasha C/Casiis Cali Yusuf(Keenadiid). Waxaan tacsi tiraanyo leh u diraynaa dhammaan xigtadii, eheladii, asxaabteedii
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/6Z0A8754.jpg)
(June 11, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumada JFS Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar) ayaa maanta guddoomiyey Shir heer sare ah. Wafdi heer sare ah oo ka kala socda Qaramada Midoobey, Midowga Afr
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/IMG_7536.jpg)
(June 11, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Garoowe gaar ahaan xarunta PDRC kaga qayb galay shir wadda-tashi ah oo ku saabsan nidaamka xisbiyada badan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/18952523_1924024954509724_8459894787918424554_n.jpg)
(June 11, 2017)
Muqdisho:-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay xafiiskiisa warqadaha aqoonsiga Amb. Hamoud Samaran Al Jowhary Al Hu
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/vlcsnap-2017-06-06-17h19m31s584.png)
(June 10, 2017)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland Genaral Cali Nuur Cumar ayaa waxaa Afur u sameeyay Ciidanka Asluubta Iyo Maxaabiista ku xiran Jeelka Weyn ee magaalada Garowe ee xarunta d
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/18921735_868090696674427_5083954187661755525_n.jpg)
(June 9, 2017)
Boosaaso − Mu’asasada dacwada iyo horimarinta ee Alminhaaj qaybta gobolka Bari ayaa si rasmi ah usoo gabagabeysay tartankii qur’aan akhriska ee Ardayda Magaalada Boosaaso. Xaflada lagu soo afmee
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/IMG_7423-768x512.jpg)
(June 9, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 09 June 2017 shir Jaraa’iid oo uu ku qabtay qasriga Madaxtooyada Garoowe waxaa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah a
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/Shirka-gollaha-wasiiradda.jpg)
(June 8, 2017)
Garoowe:-Shirkii Gollaha Wasiiradda Puntland ee khamiislaha ahaa ayaa maanta waxaa looga hadlay hadlay dagaalkii saaka ah ku dhexmaray Ciidamadda Dowladda Puntland iyo ururka Al-shabaab kana dhacay tu
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|