S/land iyo Khaatumo oo maanta ku kala saxiixday magaalada Hargeysa heshiis ka kooban 5 qodob.[Video]
June 17, 2017 - Written by EditorHargeysa:-Waxaa maanta heshiis ka kooban shn qodob ku wada gaaray magaalada Hargeysa Madaxda maamulka Khaatumo iyo S/land ka dib wada hadalo gooni gooni ah oo ka kala dhacay Itoobiya , Jabuuti iyo Hargeysa waxaa heshiiska ka qayb galay madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Khaliif iyo Gudoomiyaha Barlamaanka maamulka Khaatumo ,Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland iyo Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Uxid Faysal Cali Waraame.
Hoos ka eeg heshiiska ay wada gaareen Maamulka Khaatumo iyo S/land oo ka kooban ilaa 5 qodob no images were found
WasiirkaArimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa saxaafadda u akhriyay Shanta qodob ee ay ku heshiiyeen Somaliland iyo Khaatumo Hoos Ka Daawowaxayna ahaayeen sidatan.
Halgan.net