Wasiirka Amniga DFS oo amray masuuliyiinta DFS in ay ka diiwaan galiyaan ilaalada & hubkood xarunta CID-da
June 14, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa lagu amray dhamaan madaxda dowladda ee ku sugan magaalada Muqdisho in mudo dhan 2 usbuuc gudahooda ay ku diiwan geliyaan ilaaladood iyo hubka ay wataan si loo sugo amniga guud ee caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Qoraalka aya waxaa kale oo lagu sheegay in ay si dhaqso ah ku tagaan xarunta Dambi baraista CID-da si ay u diiwaan geliyaan ilaaldooda iyo hubka ay wataan.
Hoos ka eeg qoraalka ka soo baxay Wasiirka Amniga ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya. no images were found
A/cawaale
Halgan.net