Wasiirka Amniga JFS oo Ka hadlay Qarax lala eegtay Saldhigga degmada Waaberi.
June 22, 2017 - Written by EditorMuqdisho:-Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow oo la hadlay saxafadda ayaa waxaa uu cambaareeyey qarax maanta ururka Al-shabaab ay la beeg sadeen saldhiga degmada Waaberi. Dhinac kale Afhayeenka wasaarada arrimaha amniga Axmed Maxamed Maxamuud Axmed sayid Carab oo isagana la hadlay saxaafaddaa ayaa u sheegay in qarax ay ku dhinteen 5 qof oo shacab ah halka 7 qof kalena ay ku dhaawacmeen.
Hoos ka Daawo Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow oo ka hadlay qarax lala eegtay saldhiga degmada Waaberi
A/cawaale
Halgan.net