Habeenkii 4aad Nadwo kasocota Masjidka Wayn Ee Al-Rowda ee magaalada Bosaaso
(April 13, 2018)
Boosaaso:-Waxaa habeenkii 4aad oo Xirirah ka socota Masjidka Alrowda Bosaso nadwadii 16 ee Sanad walba ka dhici jirtay Magaalada Bosaaso waxaana sanadkaan kasoo qayb galay Culimada Soomaaliyeed Qayba
Ogeysiis iyo Cudurdaar ku socda Akhristayaasha Halgan.net
(April 12, 2018)
Boosaaso:-Dhamaan Akhristayaasha Halgan.net ee qiimaha badan waxaana ka cudurdaaraneynaa in aan si live ah ku soo gudbino Nadwo Cilmiyeedka si habsamida leh uga socota magaalada Boosaaso gaar ahaan Ma
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Xuska Sannad Guurada 58-aad ee Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed.[Masawiro]
(April 12, 2018)
Muqdisho:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan e
Gudoomiyaha Baarlamaanka JFS oo ka hadlay sababta uu isku casilay.[ Video]
(April 12, 2018)
Muqdisho:-Gudoomiyahii Golaha Shacabka Prof. Jawaari ayaa maanta Khudbad uu kaga hadlayo sababihii keenay in  iscasiladiisa ka hor jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka Gudoomiyahii Golaha Shaca
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Talyaniga u fadhiya Soomaaliya (Masawiro)
(April 11, 2018)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, ayaa qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya H.E. Mr. Carlo Campanile,
Nadwadii 16aad Ee Ka socotay Masjidka Al-Rowda Bosaaso oo gashay Habeen kii 2aad .(Masawiro)
(April 10, 2018)
Boosaaso:-Waxaa Masjidka Alrowda ee magaalada Boosaaso si habsami ah uga socota nadwadii sanadlaha ahayd oo gashay habeenkii labaad waxaana darsiga qaybtiisa hore soojeedshay Sh Maxamed Macalim Axmed
Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku dhiirri gelinayaa Mudane Jawaari in uu halkiisa ka sii wado dadaallada uu ku bixinayo dowlad dhisidda Soomaaliya”
(April 10, 2018)
Muqdisho, 10ka Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Guddoomiye Jawaari, tanaasulka uu sameeyey iyo go'aanka shuruud la
Hagaajinta Qoyska Muslimkaa Sh Axmed Daahir Nadwadii 16aad Masidka Al-Rowda Bosaso.[Video/Masawiro]
(April 10, 2018)
Nadwadaan oo ah tii 16aad oo xiriir ah ee ka dhacda magaalada Bosaaso Gaar ahaan Masjidka Al-Rowda  waxaana sanadkaan ka qayb qaadanaya Qaybo kamid ah  Culimada waawayn ee Somalida Waxaana&n
Nadwo cilmiyeedkii 16aad oo xalay ka bilaabatay Masjidka Rowda ee Boosaaso.[Video]
(April 10, 2018)
Boosaaso:-Waxaa xalay si rasmi ah uga bilowday masjidka Rowda ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Nadwo Cilmiyeedkii 16 aad waxaan Nadwadaan soo qaban qaabiyey Mu’sasada Al-Minhaaj ee haru
Puntland oo Guddoomiye Gobol u magacawday degmada Laascaanood
(April 9, 2018)
Garoowe:-Warsaxaafeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna, Kusimaha madax weynaha,Cabdixakiin C/laahi Xaaji Cumar(Cameey) ayaa saaka waxaa guddoomiye cusub loogu magaac

« Previous PageNext Page »