Madaxweyne Gaas ”Puntland ma jirto cid kale oo ay ku bedelanayso taageerada dowladda Imaaraadka Carabta.”[Video]
(April 16, 2018)
Boosaaaso:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saaka waxaa uu booqasho ku tegay Saldhiga ciidamada badda Puntland PMPF ay ku leeyihin duleedka magaalada Boosaaso waxaan uu
Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkii Shirkii Jaamacadda Carabta ee Dahraan
(April 16, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Al-Dahraa
Afhayeenkii Shuurada Xisbul Islaam Ismail Cadow oo caawa lagu dilay Muqdisho
(April 15, 2018)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa caawa koox hubaysan ay ku dishay xaafadda Oodweyne ee degmada Deyniile Afhayeenkii hore ee golaha shuurada ee Xisbul Islaam Sh Ismail Cadow oo 2 sano ee ugu danbee
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka qayb galay Munaasabadda Caleemasaarka Beeldaajaha Beesha Cali Saleebaan.[Masawiro]
(April 15, 2018)
Carmo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 15 April 2018 waxaa uu ka qaybgalay caano shubka Beeldaajah
Xafladii caleema saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil oo ka dhacday degmada Carmo ee gobolka Bari.[ Video]
(April 15, 2018)
Carmo:-Waxaa maanta ka dhacday degmada Carmo ee Gobolka Bari xaflada caleesaarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil ayaa waxaa ka soo qayb galay Issimo , Cuqaal , nabadoon ka kala yimid Gobollada d
Fariin qalbiga ka soo go’day oo ku socota dad aan Allaah dartiis u jeclahay Sh. Xambali
(April 15, 2018)
الحمد لله رب العالمين ،  والصلاة والسلام على المبعوث رحمة للعالمين ، وعلى آله وصحبه أجمعين *Intaa dabadeed:*   Aw
Nadwo diini ah oo lagu soo gaba gabeeyay Masjidka Al-Rowda ee magaalada Boosaaso.[Masawiro]
(April 14, 2018)
Boosaaso:-Nadwadaan oo ahayd tii 16aad ee sanadwalba lagu qabto Masjidka Al-Rowda Bosaaso ayaa gashay habeenkii 6aad ahna habeenkii ugu danbeeyay waxaana inta aan la gaarin Xaflada Xiritaanka Nadwada
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ayaa Maanta Gaarey Degmada Carmo.[Masawiro]
(April 14, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 14 April 2018 waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey Dagamad
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka 29aad ee Jaamacadda Carabta
(April 14, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga, halkaas oo uu ka furmi
Habeenkii 5aad Nadwo cilmiyeed ka socota masjidka Al-Rowada ee Boosaaso (Masawiro)
(April 13, 2018)
Boosaaso:-Nadwadii 16aad oo xiriir ah ayaa kasocota Masjidka Al-Rowda Bosaso Waxayna gashay habeenkii 5aad waxaana caawa  darsiga ku qoranaa Sh C/naasir Xaaji Axmed waxaana sheekhu halku dhig Uga

« Previous PageNext Page »