Dawladda Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay xaalada guud DDSI
August 13, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Dawladda Puntland waxay ka xun tahay xaalada amni ee ka aloosantay Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya ( DDSI) iyo isbadelada sababay dhimasho, dhaawac iyo hanti bur bur dhaqaale, sidoo kale Dawladda Puntland waxay ka xun tahay dagaalada ahliga ah ee ka dhex qarxay Qowmiyaddaha Soomaalida iyo Oromada, arintaas oo ah mid laga murugoodo in ay maanta shacab aan waxba galabsan dhimanayaan.
Hoos ka Akhriso Dawladda Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay xaalada guud Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya ( DDSI)
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net