Madaxweynaha Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Garoowe Lagu Soo Dhaweeyay.
(September 29, 2018)
Muqdisho:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 Sep 2018 ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasumadda Dowladda P
Ciidamada Difaaca Puntland oo la waeegay Xabsiga magaalada Boosaaso xirayna Ilaaladi xabsiga
(September 27, 2018)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Hal maxbuus uu ku geeriyooday, saddex kalena ay ku dhaawacmeen israsaasayn dhexmartay ciidamada asluubta
Madaxweyne Farmaajo oo Daahfuray Barnaamijka Waxbarashada Dadweynaha
(September 27, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda daahfurka barnaamijka dib u habaynta Waxbarashada Dadaweynaha ayaa sheegay
Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo oo bogaadiyey dadaallada Xukuumadda
(September 27, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey dadaallada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cal
Maxkamadda Ciidamada Qalab sida ee 5 gobal ee Puntland oo dil ku xukumay xubo Shabaab iyo Daacish ah.
(September 26, 2018)
Boosaaso:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Gobalada Mudug, Nugaal, Karkaar, Bari iyo Gardafuu ee Puntland, ayaa Xukuno ku riday Xubno ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Daacish iyo Askar ka t
Puntland oo raali gelin u dirtay Dawladda iyo Shacabka Koonfur Galbeed
(September 26, 2018)
Garoowe:-Dawladda Puntland waxay si dhamaystiran uga raali gelinaysaa Dawladda iyo Shacabka Koonfur Galbeed Ereyadii ay dhibsadeen ee ku jiray khudbadii Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Ma
Guddoomiyaha hay’ada Culumada Soomaaliyeed oo booqday qoyska Ahmed dowlo.[Video]
(September 26, 2018)
Muqdisho:-Guddoomiyaha hay’ada Culumada Soomaaliyeed Sh. Bashiir Axmed Salaad, ayaa waxaa uu booqosho ugu tegay qoyska Axmed Mukhaar Saakax (Dowlo) oo si fool xun loogu dilay magaalada Muqdisho ee c
Madaxweynyaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Ku Timi Ugaas Ibraahin Cali Shibin “Maakhiri”.
(September 26, 2018)
[ngg_images source="galleries" container_ids="2784" display_type="photocrati-nextgen_basic_thumbnails" override_thumbnail_settings="0" thumbnail_width="600" thumbnail_height="800" thumbnail_crop="1" i
Mid ka mid shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Somtel oo lagu dilay Muqdisho
(September 25, 2018)
Muqdisho:-Magaalada Muqdisho waxaa weli ka sii socda dilalka qorsheysan ee lala beegsanayo dadka rayidka ah. Waxaa ugu dambeeyay mid ka mid shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Somtel oo maanta rag hu
Madaxweynaha Puntland oo magacaabaay Taliyaha Xasilinta Gobolka Nugaal
(September 24, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntalnd Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanata oo taariikhdu atahay 24 Sep 2018 waxaa uu magacaabay Taliyaha Xasilinta Gobolka Nugaal Xilkiina ka qaaday Taliyaha

Next Page »