Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo ka tacsiyeyey geerida ku timid C/ifitaax Maxamed Ali iyo Axmed Maxamuud Doolaal
August 3, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar oo la hadlay Puntland-TV ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Allaha u naxariistee Cabdifitaax Maxamed Cali iyo Axmed Maxamuud Doolaal oo habeennimadii khamiista ku nafwaayey qarax lagula beegsaday degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, waxaana uu qaraxaasi ku eedeeyay maamulka gooni u goosadka ah ee Hargeysa.
Hoos ka Daawo Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland oo ka tacsiyeyey geerida ku timid C/ifitaax Maxamed Ali iyo Axmed Maxamuud Doolaal
M_M_Deeq
Halgan.net