
(August 9, 2018)
Muqdisho:-Shiikh. Xassan Daahir Aweys ayaa mar kale soo duubay Muuqaal qaylo dhaan ah oo uu uga hadlay dilkii Allaha u naxariistee loogu geystay magaalada Buuhoodle Abdifitaax Maxamed Cali isagoo shee

(August 8, 2018)
Boosaaso:-Shabakada wararka Halgan.net oo xiriiro hoose oo kale duwan la samaysay ilo wareeedyo ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay ilowareedyadaan ka xigatay cid ka danb

(August 8, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu dhowr cisho uu safar ku joogay dalka Sudan. Ra’iisul w

(August 7, 2018)
Muqdisho:-Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku soo bandhigay magaalada Muqdisho Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Al-shabaab uuna ka soo goostay. Sarkaal kaan ka soo goostay ururka Al-s

(August 7, 2018)
Waxaa Caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari alaha u naxariistee C/ laahi Cali Cumar oo ahaa mareeye ku xigeenka shirkada Golis wuxuuna ka mid ah Ducaada ugu Muhiimsan magaalada B

(August 6, 2018)
Boosaaso:-Ciidamada difaaca Puntland ee PSF,ayaa maanta hawlgalo ay ku fuliyeen Buuraha Calmadow waxay ku dileen 15 xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab kuwaas oo ku dhuumaaleysanyey B

(August 6, 2018)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 6 August 2018 waxaa uu xadhiga kajaray xarunta Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriika Caalamiga ah ee Dowladda

(August 5, 2018)
Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Qardho waxaa uu wax laga xumaado ku tilmaamey dhibaatada wayn ee ka dhacday dhulka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, boqorku w Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho oo geystay Khasaaro kala duwan
(August 5, 2018)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xooggan uu ka dhacay goordhow meel ku dhaw Isgooyska Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Maqaaxi lagu magacaabo Bar

(August 5, 2018)
Muqdisho:-Ciidammada amniga ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab ka dib markii ay koox ka tirsan ay baabuur ku dhex dileen dad aan waxba galabsan sida
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|