Ciidanka S/Land iyo Taliye Jamaal Baaxad oo ka tirsan Jabhada Caare oo dagaalamay Sanaag

September 23, 2018 - Written by Editor

Hargaysa:-Wararka naga soo gaaraya gobalka sanaag gaar ahaan magaalada Ceerigoobo ayaa sheegaya in shalay galabta dagaal uu ka dhexqarxay ciidamada Maamulka S/land iyo ciidan uu watay taliye Jamaal Baaxad oo la sheegay in uu ka tirsan yahay Janhada Col.Caare .

Wararka ayaa sheegaya in ciidanka S/land ay weerarku iyagu qaadeen waxaana la soo sheegaya in uu jiro khasaaro gaaray labada dhinac.

Col.Jamaal Baaxad iyo ciidanka ayaa waxay ku sugan yihiin deegaanka Buuralayd ah Deegaanka Hal-dhaagan oo ka tirsan gobolka Sanaag.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>