
(September 22, 2018)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Kitaab Cusub oo uu ka bilaabay Masjidka Abubakar Al Sadiiq ee magaalada Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana Kitaabka la yiraahdaa دفع إيه

(September 22, 2018)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 22 Sep 2018 ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Boosaaso ee xaarunta ganacsiga D Sh.Dirir oo iftiimiyey sida uu xeerka kufsigu S/land uga soo horjeedo shareecada islaamka.[Video]
(September 22, 2018)
Hargeysa:-Sh.Dirir ayaa waxaa uu iftiimiyey sidda uu Xeerka Kufsiga oo dhawaan ay ansixiyeen Baarlamaanka S/land iyo golaha guurtida sidda uu uga soo horjeedo Shareecada islaamka. Hoos ka Daawo Sh. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir deg deg ah ugu yeeray Madaxda Gal-Mudug
(September 22, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee

(September 22, 2018)
Badhan:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 21 Sep 2018 ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Badhane ee xarrunta Gobolka Sanaag Marxuun Suldaan Xa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|