Dowlad goboleedyadda oo joojiyey Xiriirkii kala dhaxeeyay Dowladda Federaalka (Akhriso)

September 8, 2018 - Written by Editor

Waxaa lagu soo afmeeray magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka ee maamulka J/land Shirkii Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda .Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa si cad u shaaciyey in guud ahaan ay joojiyeen xiriirkii kala dhaxeeyay DFS ka dib markii ay arkeen in dowladda ay ku fashilantay wada shaqeynta maamul goboleedyadda iyo Suggida Amniga dalka.

Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayaa waxay ku eedeeyeen in madaxada DFS ay faro galin balaaran ku heyso maamul goboleedyadda .

Hoos ka Akhriso Warmurteyeedkii ay Kismaayo ka soo saareen Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda ayna xaiirka ugu jareen DFS.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,794 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>