Guddoomiyaha hay’ada Culumada Soomaaliyeed oo booqday qoyska Ahmed dowlo.[Video]

September 26, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha hay’ada Culumada Soomaaliyeed Sh. Bashiir Axmed Salaad, ayaa waxaa uu booqosho ugu tegay qoyska Axmed Mukhaar Saakax (Dowlo) oo si fool xun loogu dilay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya

Guddoomiyaha hay’ada Culumada dalka Soomaaliyeed Sh.Bashiir Ahmed Salaad ayaa waxaa wax laga xumaado ku tilmaaya falka foosha xun ee lagu dilay Axmed Mukhaar Saakax (Dowlo) isagoo sheegay in falkaas uu yahay fal ka soo horjeeda shareecadda Islaamka cid walba oo falkaas qayb ka ahaydna la keeno cadaalada.

Hoos ka Daawo Guddoomiyaha hay’ada Culumada Soomaaliyeed Sh. Bashiir Axmed Salaad oo booqday qoyska Axmed Mukhaar Saakax (Dowlo)

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,795 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>