Madaxweynaha Puntland ka tacsi yadeeyey geerida ku timidSuldaan Xasan Cali Jibriil.
September 21, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa yy tacsi u diray ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Suldaan Xasan Cali Jibriil oo askari ka mid ah ciidamada Puntland uu gaarigiisa xabad ku furay magaalada Hadaaftimo ee gobalka Sanaag
M_M Deeq
Halgan.net