Maxkamada darajada 1aad uu dil ku xukuntay gacan ku dhiiglayaal dilay C/raxmaan Qaytuur

September 12, 2018 - Written by Editor

Qardho:-Maxkamada darajada Koowaad ee magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar ayaa waxaa ay dil ku xukuntay 2 gacan ku dhiigle oo ku dilay duleedka magaalada Qardho Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan C/llaahi Axmed Qaytuur. Gacan ku dhiglayaasha ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Axmed Cabdi Nur Siciid Iyo Bashiir Maxamed Siciid waxaan ay afduub kula kaceen Cabdiraxmaan Cabdullaahi Axmed oo Taxsiile ahaa ka dibna waxaa ay u dileen si aad u foolxun arrinkaas oo aad dadweynaha aad uga argagaxeen.

Gudiga Garsoorka ee Maxkamada Darajada koowaad ee magaalada Qardho ayaa waxa uu Labada gacan ku dhiigle ay ku xukuntay dil toogasha ah.

Hoos ka eeg Go’aanka Gudiga Garsoorka ee Maxkamada Darajada koowaad ee magaalada Qardho

 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,793 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>