Maxkamadda Ciidamada Qalab sida ee 5 gobal ee Puntland oo dil ku xukumay xubo Shabaab iyo Daacish ah.

September 26, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Gobalada Mudug, Nugaal, Karkaar, Bari iyo Gardafuu ee Puntland, ayaa Xukuno ku riday Xubno ka tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Daacish iyo Askar ka tirsan Ciidamada Puntland.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee 5 gobal ayaa Xukuno dil ah ku Riday 3 dhalinyaro ah oo ka tirsan Ururada Daacish iyo Al-Shabaab, kuwaas oo lagu qabtay howlgalo ay ciidanka amniga ee gobalka Bari ay ka sameeyeen gobalka Bari.

Maxkamadda ayaa Sidoo kale, Laba xidigle Maxamed Jaamac Saciid oo 41 jir ah oo ka tirsanaa ciidamada Guuto bari kuna eedaysnaa in uu dil gaystay, waxaana lagu xukumay 5sano oo xarig ah iyo bixinta magta ninka uu dilay .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>