Puntland oo raali gelin u dirtay Dawladda iyo Shacabka Koonfur Galbeed

September 26, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Dawladda Puntland waxay si dhamaystiran uga raali gelinaysaa Dawladda iyo Shacabka Koonfur Galbeed Ereyadii ay dhibsadeen ee ku jiray khudbadii Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee uu uga hadlayey Arimaha Al-shabaab.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka Puntland ay raali geli ugu dirtay Dawladda iyo Shacabka Koonfur Galbeed.

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,797 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>