Suldaan Xassan Cali Jibriil oo lagu dilay duleedka degmada Badhan ee Gobolka Sanaag

September 21, 2018 - Written by Editor

Badhan:-Allaha u naxariisto Waxaa maanta gacan ka xaqdaran ku dishay meel u dhexeysa Badhan iyo Hadaaftine Suldan Xasan Cali Jibriil , Suldaanka ayaa waxaa dilay askari ka tirsan ciidanka daraawiishta Puntland ee Gobolka Sanaag isagoo xabado uu ku riday gaarigii uu waday Suldaanku ka dibna xabadahaas ay sabab u noqdeen geerida Suldaan Xassan Cali Jibriil.

Suldaan Xassan Cali Jibriil ayaa waxaa uu ahaa Suldaan nabadeed iyo weliba Sheekh daaci ah oo lagu yaqaan kheyrka waxaan Alle ka baryeynaa in Eheladiisii , Xaasaaskiisii iyo Caruurtiisiiba uu ka siiyo Sabar iyo Iimaan Allena siiyo dambi dhaaf, qabri waasic ah iyo jannada Alfirdaws ah.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

267,793 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>