Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo eedeyay Dowladda Soomaaliya (Dhageyso)
November 11, 2018 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xariirka dibadda ay rabto in iyada isku koobto.
Waxaa kaloo uu sheegay in maamul goboleedyada ay masuuliyad xooggan ka saaran tahay shacabka ay matalaan.
Sidoo kale waxuu ka hadlay in xilka uu iska casiley madaxweynhii Koonfur Galbeed Shariif Xassan oo ahaa guddoomiyhii golaha iskaashiga maamul-goboleedyada.
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdi Wali Maxamed Cali (Gaas) waxuu Barnaamijka Wacitaanka dhagaystaha ee VOA uga jawaabay su’aalo la weydiiyay.
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka oo Madaxweynaha Puntland uu marti u yahay Dr. Cabdi Wali Maxamed Cali (Gaas)
VOA Somalia
Halgan.net