
(December 31, 2018)
Garoowe:-Gudiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Baarlamaanka cusub ee dowladdaPuntland ayaa saaka si rasmi ah u shaaciyey liiska golaha wakiilada dowladdaPuntland 2019-2023. Gud

(December 30, 2018)
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo maanta yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga oo ay golaha usoo gudbi

(December 30, 2018)
Madaxweynaha oo kormeerkan ay ku wehelinayeen Wasir ku xigeenka Wasaarada Amniga Taliyaha guud ee Ciidamada qalabka sida iyo Masuuliyiin kale waxaa ujeedkiisu uu ahaa u kuur galida dib u haba

(December 30, 2018)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Dhexe u Magacaabay Mudane Haajir Bile Sugaal.

(December 30, 2018)
Garoowe:-Dr Cali Ciise Cabdi oo ka midah siyaasi laga yaqaan dalka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolka Sool ayaa saakasi rasmi ah u shaaciyey in uu u tartami doono xilka Madax weynaha dowla

(December 29, 2018)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta oo sabti ah xildhibaanada Golaha Shacabka ka horjeediyay khud

(December 29, 2018)
Garoowe:-Nadwo diini ayaa ka socota Masjidka Al-hudaa ee magaalada Garoowe waxaan ka qayb galay culimo waaweyn oo si weyn looga yaqaan dalka Soomaaliya M_M_DeeqHalgan.net

(December 29, 2018)
Dawladda Puntland ayaa ka mamnuucday inta doorshadu socota shaqaalaha dowladda Federaalka Soomaaliya inay Puntland soo galaan sida Wasiirada, Agaasimayaasha ,Saraakiisha ciidanka iyo howl-wadeena

(December 27, 2018)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlay furitaanka kulankan caadiga ah ayaa ka hadlay Arimaha Amniga iyo dib u xoraynta deegaanada Jubbaland kuwaas oo wali ay A

(December 27, 2018)
Garoowe:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 December 2018 waxaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasumadda Dowla
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|